Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ay kala wataan Gudoomiye iyo kuxigeenkiisa ka dhacay …

Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhacay dagaalo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan masuuliyiin katirsan maamulka Degmada Wanlaweyn. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalka oo ka dhacay xaafado katirsan degmada Wanlaweyn uu u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn Maxamed Siidow Yaxye & Guddoomiye … Continue reading Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ay kala wataan Gudoomiye iyo kuxigeenkiisa ka dhacay …